News

Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ...
In a momentous electoral showdown, Said Abdullahi Deni emerged victorious in Puntland, Somalia, securing his re-election as the President of the region. The election, which drew significant attention, ...
Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay isbaddelka Dhaqaalaha ee ku yimid Baarista iyo la dagaalanka Musuqa oo horay loogu soo xiray ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka ...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ...
Agaasimihii wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, Sharma’arke Yaasiin Beeldaaje oo dalka dibaddiisa ku maqan ayaa beeniyay in uu lacag ka lunsaday wasaaraddaas, oo aysan jirin cid caddayn u keeni karta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hay’adda diiwaangalinta aqoonsiga dadweynaha ee (NIRA), oo xarun cusub ku ...
Askar aad u badan ayaa la soo tubay bartamha magalada rabshaduhu hareeyeen ee Los Angels ee gobolka California, wax yar ka dib markii uu dhaqangalay bandow habeenkii ah oo lagu soo rogey faras ...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo SSC Khaatumo. Dadka deegaanka ayaa ...
Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa diiday qorshe ay Israa’iil ku doonayso in ay ku disho Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan Aayatollah Cali Khamenei, sida ay CBS News oo BBC-da gacan-saar le leh ...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si adag weerarka Israa’iil ku qaaday Iiraan, iyagoo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka. Hadalkan ayaa ...